Thursday, August 27, 2026

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Xilal Cusub.

Share

Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan.

Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul Wasaaraha, ayaa lagu yiri “Ra’iisul Wasaaraha, Markii uu arkay aqoonta iyo waaya-aragnimada ay u leeyihiin masuuliyiintani shaqooyinka loo idmaday waxa uu u magacaabay:
•  Cabdinaasir Maxamuud Gurey: Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga ee Garoonka Aadan Cadde.
•  Cabdalla Xasan Cali: Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS.

Read more

Local News