Friday, August 28, 2026

Federaalka

Mucaaradka Soomaaliya Oo Beeniyay In Ay Ku Kaceen Isku-Aday Afgembi

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxwaynihii hore Soomaaliya ahna hogaamiyaha mucaaradka Shariif Sheekh Axmed, ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyntii uga timid dowladda Soomaaliya ee ku saabsaneyd...

Maareeye Ameeriko: Waa Naga Go’an Tahay Horumarinta Dekada Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Maareeyaha Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta Dekadda weyn ee Caasimadda kusoo dhaweeyay ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Muqdisho...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo La Kulmay Soomaalida Minnesota

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

Shirkii Xasan Sheekh Iyo Axmed Madoobe oo natiijo la’aan kusoo dhamaadey

KISMAAYO, Jubaland - Shir xalay fiidkii ka bilowday guriga Martida ee Kismaayo oo u dhaxeeyay labada Madaxweyne ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay waddooy amni darro u xirnaa sanado badan

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda,...

Soomaaliya oo diiday qoddobo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika.

MOGADISHU, Soomaaliya - Xukumadda Soomaaliya ayaa diiday qaar kamid ah qoddobo ka hor imaanaya Diinta Islaamka oo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta oo...

Axmed Madoobe oo ku laabtey Kismaayo kahor socdaalka Xasan Sheekh

KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shalay dib ugu  laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay...

Dowladda Soomaaliya oo Shir Gaar ah ku Qabatay Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva.

Geneva, Switzerland –Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee DFS iyadoo kaashaneysaa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay...