Wararka Gudaha
Wararka Gudaha
Mareykanka oo Soomaaliya Ku Booriyay “Midnimo Siyaasadeed” Si Loo Wiiqo Argagixisadda
NEW YORK, Mareykanka — La-taliyaha Sare ee Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, Massad Boulos, ayaa fahfaahiyey kulankii ay magaalada New York kula...
DIBADDA
14 Qof oo Ku Dhintay Duufaanta Ragasa ee ku Dhufatay Taiwan iyo Hong Kong.
BEIJING, China – Duufaanta xooggan ee Ragasa ayaa geystay khasaare ba'an oo nafeed iyo hantiyeed kadib markii ay ku dhufatay bariga Taiwan iyo Hong...
Wararka Gudaha
Soomaaliya iyo Seerbiya oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi Diblomaasiyadeed
NEW YORK, Mareykanka - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay dhiggiisa Seerbiya, Marko Đurić, xilli ay...
Wararka Gudaha
Soomaaliya oo Mar Kale Taageero u Muujisay Shacabka iyo Dowladda Falastiin
NEW YORK, Mareykanka - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York uga qeyb-galay shir heer caalami ah oo diiradda lagu...
SOMALILAND
Madaxwayne Cabdiraxmaan Ciro Oo Qaabilay Wadfdi Sarre Ka Socday Mareykanka
HARGEYSA, Somaliland - Wafdi saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka ayaa maanta booqday Magaalada Hargeysa, halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Somaliland,...
Wararka Dibadda
Doon Bariis iyo Sokor usoo waday Soomaaliya oo ku gudubatay dalka Hindiya
NEW DELHI, Hindiya - Doon nooca xamuulka qaada oo kusoo wajahneyd Soomaaliya ayaa waxaa qabsaday dab xilli ay maraysay magaaladda Porbandar Subhashnagar Jetty gobolka Gujarat...
JUBBALAND
Xiisada Colaadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo Kasoo Cusboonaatay Gobolka Gedo
KISMAAYO, Soomaaliya — Dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo askar daacad u ah dowlad goboleedka Jubaland ayaa lagu waramay inuu ka...
NEWS IN ENGLISH
“Somalia Can Go Very Far”: IOM Chief Calls for Global Support
MOGADISHU, Somalia - The head of the International Organization for Migration (IOM) in Somalia, Manuel Marques Pereira, has urged the international community to keep...

