Friday, August 28, 2026

Wararka Gudaha

    Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka oo kulan muhiim ah uga qeybgalay Geneva.

    MOGADISHU, Somalia - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Fulinta...

    Ciidamada Dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed oo ku dagaalamay degaanka Jazeera

    MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay tiro kalana way ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay guri ku yaalla degaanka Jasiira...

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo daahfuray Mashruuca Ugbaad

    MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS  Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah furay Mashruuca Ugbaad oo ah barnaamij lagu horumarinayo beeraha si...

    Gudoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah.

    MUQDISHO, Soomalaiya - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka labaad ee Golaha...

    Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey heshiisyo lala galay Aserbajaan

    MUQDISHO, Soomaaliya - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay laba heshiis oo ay wada gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Aserbajaan, kuwaas...

    Madaxweynaha Somaliland oo booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta

    HARGEYSA, Somaliland - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu baxay dalka Isku-taga Imaaraadka Carabta. Dawlada Imaraadka...

    Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada

    MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa guddoomiyey shirka tiirka horumarinta arrimaha bulshada ee...

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa . 

    MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada...