Wararka Gudaha
Federaalka
Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay Magaalada Boorama.
Warsaxaafadeed ka soo baxay dowlada ayaa lagu yiri"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xun tahay qalalaasahii rabshadaha watay ee ka dhacay Gobolka Awdal,...
Federaalka
Dowladda Jarmalka oo aqoonsatay Baasaboorka Diblumaasiga ah ee Soomaaliya.
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasabaroorka Diblumaasiga ah ee Soomaaliya, waxaa tallaabadaan soo dhaweysay Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda socdaalka...
PUNTLAND
Puntland oo shacabkeeda uga digtay qaadashada Kaarka NIRA.
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane Maxamuud Caydiid Dirir oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka falceliyay hadal maanta kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh oo...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo xiray shirwaynaha 1 aad ee bahda Cadaaladda Soomaaliya
Muqdisho Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Bahda Cadaaladda Soomaaliya oo lagu soo bandhigay qorshayaasha...
Federaalka
Madaxweynaha Soomaliya oo qaabilay Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay Garsooraha ugu fiican Afrika.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu fiican Afrika ee sanadkaan 2025, Cumar Cabdulqaadir Cartan, waxa uu uga...
Federaalka
Shirweynaha Bahda Cadaalada Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Muqdisho,:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka, oo looga hadlayo horumarinta sharciga, isla...
Federaalka
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar.
Soomaliya,Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Nofeembar oo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Stadium...
Federaalka
LABADA AQAL EE BJFS OO ANSIXIYEY XISAAB-XIRKA MIISAANIYADII 2024.
Muqdisho, Soomaaliya 22, Nofeembar, 2025: Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa lixaad ee...

