Wararka Gudaha
GALMUDUG
Maxkamadda Gobolka Mudug oo maanta bilaabaysa dhageysiga Kiis Dil ah oo Ka dhacay Gaalkacyo.
Maanta, Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilaabaysa dhagaysiga kiiska dilkii naxdinta lahaa ee gabadh yar oo dhawaan lagu...
DIBADDA
Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha Qaaradda Afrika.
Garsoore Cumar Cartan ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyay taariikhda ee ku guuleysta abaalmarinta Garsooraha Qaaradda Afrika 2025, iyada oo looga dhawaaqay xafladda CAF Awards...
Wararka Gudaha
Ra’iisul Wasaare Xamse furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025 (SIGF...
Federaalka
Madaxda DFS oo ka qeyb galaysa xuska 25-sano guuradii Shirkii Dib u Heshiisiinta Carta ee dalka Jabuuti.
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo masuuloyiin kale ayaa maanta ka qeyb galaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo dadaalkii dowladda...
PUNTLAND
Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kala diray Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo kuwa Culus ee Maamulka Puntland.
Sida lagu sheegay qoraalka...
Federaalka
Guddiga Doorashooyinka oo Qaaday Tallaabo Culus.
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo weli ku howlan diyaarinta iyo qorsheynta doorashooyinka qof iyo codka ah ee la filayo inay ka dhacaan...
Federaalka
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta la kulmaya 3 madax goboleed Maxa ka socda Villa Somalia.
Warar ay heshay Arlaadi Media ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu kulan talo iyo wadatashi ah uga yeeray hoggaamiyeyaasha...

