Wararka Gudaha
JUBBALAND
Jubbanland oo dacwo ka dhan ah DF Soomaaliya u gudbisay QM.
Gedo, Soomaaliya—Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo aaladda fogaan-aragga kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee...
BANAADIR
Taliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah.
Muqdisho:Soomaaliya-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag kasoo saaray Isticmaalka Calaamadaha, Gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ah in la isticmaalo, arrintaan oo dhinaca...
DIBADDA
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Boosaaso ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Charles King.
Boosaaso :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka oo...
Federaalka
Muddo 10 maalmood ah oo dib loo dhigay bannaanbixii lagu ballansanaa Maanta.
MUQDISHO:-Bannaanbixii mucaaradka ee lagu waday inuu ka dhaco magaalada Muqdisho maanta oo Khamiista ah ayaa mar kale dib loo dhigay,mudo 10 maaalmood ah
Go’aankan ayaa...
HIRSHABELLE
Magaalada Baladweyn Oo Lagu Qabtay Aqoon-is-weydaarsi Muhiim ah
BELEDWAYNE, Soomaaliya - Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda gobolka.
Aqoon-is-weydaarsigan...
Wararka Gudaha
Mucaaradka Soomaaliya Oo Beeniyay In Ay Ku Kaceen Isku-Aday Afgembi
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxwaynihii hore Soomaaliya ahna hogaamiyaha mucaaradka Shariif Sheekh Axmed, ayaa gaashaanka ku dhuftay eedeyntii uga timid dowladda Soomaaliya ee ku saabsaneyd...
Wararka Gudaha
Maareeye Ameeriko: Waa Naga Go’an Tahay Horumarinta Dekada Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Maareeyaha Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta Dekadda weyn ee Caasimadda kusoo dhaweeyay ganacsato Soomaaliyeed oo dhawaan Muqdisho...

