Wararka Gudaha
Wararka Gudaha
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka oo La Kulmay Soomaalida Minnesota
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...
Federaalka
Shirkii Xasan Sheekh Iyo Axmed Madoobe oo natiijo la’aan kusoo dhamaadey
KISMAAYO, Jubaland - Shir xalay fiidkii ka bilowday guriga Martida ee Kismaayo oo u dhaxeeyay labada Madaxweyne ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe...
Federaalka
Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay waddooy amni darro u xirnaa sanado badan
MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda,...
Federaalka
Soomaaliya oo diiday qoddobo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika.
MOGADISHU, Soomaaliya - Xukumadda Soomaaliya ayaa diiday qaar kamid ah qoddobo ka hor imaanaya Diinta Islaamka oo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta oo...
Federaalka
Axmed Madoobe oo ku laabtey Kismaayo kahor socdaalka Xasan Sheekh
KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay...
DIBADDA
Dowladda Soomaaliya oo Shir Gaar ah ku Qabatay Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva.
Geneva, Switzerland –Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee DFS iyadoo kaashaneysaa Safaarada Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland ayaa waxay...
Federaalka
Puntland, Jubaland iyo Mucaaradka oo isbaheysi ballaaran ku dhawaaqay
Nairobi:Kenya-Magaalada Nairobi ee Kenya ayaa maanta waxaa ka dhacay shir muhiim ah oo ay ka qayb galeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ee Soomaaliya, Mudane...
Wararka Gudaha
Danjire Ilyaas Cali Xasan oo Ku Guuleystay Sii Deynta Muwaadiniin Soomaaliyeed
DAR ES SALAAM, Tanzania -Â Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Tanzania, Congo iyo Bulshadda Bariga Afrika, Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay in xorriyadooda ay...

