HIRSHABELLE
Xiisada ka taagan Hiiraan oo cirka isku sii shareereysa kadib markii Maleeshiyada Macawisley ay is hortaag ku sameeyeen socdaalka madaxweynaha Hirshabeelle
Baledweyne - Xiisado dhanka ammaanka ah ayaa ka taagan gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo beeleed deegaanka ee loo yaqaano “Macaawisley” ay u diideen inuu...
HIRSHABELLE
Cali Guudlaawe oo bulshada degmada Cadalle fursad usiiyay in ay su’aalo weydiiyaan
Cadalle - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada iyo guddoomiyaha gobalka Shabeellada Dhexe ayaa fursad u siiyay dadweynaha...
HIRSHABELLE
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa Gobolka Shabeelaha Dhexe
Jowhar - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan xubin ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa...
HIRSHABELLE
Wasiirka amniga dowladda HirShabeelle oo Masaajid Cali Gaduud kawada sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen shacabka & dowladda
Maasjid Cali Gaduud - Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Hirshabelle oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaradda Mohamed Abdirahman Kheire ayaa ku qabatay kulamo ku saabsan kor...
HIRSHABELLE
Saameynta fatahaadihii kadhashay Roobabkii ka da’ay magaalada Baledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan
Baledweyne - Muddoyinkii ugu dambeeyey waxaa hoos u dhac uu ku yimid wax soo-saarkii beeraha ee dagaanada hirshabeele kadib markii ay saameeyeen ku yeesheen...
HIRSHABELLE
Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo ansixiyay degmo cusub
Matabaan - Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir-guddoomiyey Kulanka aan caadi ahayn oo Golaha Wasiiradda Hirshabeelle ay xalay ku yeesheen Degmada Matabaan ee...
Federaalka
Xasan Sheekh Maxamuud oo xil sarre u magacaabay Cali Jayte Cusmaan
MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyihii xore gobolka hiiran cali jeyte oo lo magacabey Qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda).
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Federaalka
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kawada degmada Aadan Yabaal
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka...

