Wednesday, August 26, 2026

Koonfur Galbeed

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Turkiga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Cevdet...

Laftagareen oo lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho

MUQDISHO - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada...

Ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed oo saakey deegaan ay Alshabaab ka saareen dib uga soo baxay

Beydhabo - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed, ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ku fuliyeen deegaanka Jameecada...

ATMIS oo saddex nin oo beeraley aheyd kudhex dishay beertooda kadib markii ay beertooda ugu galeen

Buulo-mareer - Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya deegaanka Buulomareer ee gobolka Shabeelaha Hoose, Kadib markii ciidamo katirsan howlgalka nabbad ilaalinta ee ATMIS, ee...

Ugu yaraan afar caruur ah oo ku dhaawacantay kadib markii hoobiye ku soo dhacay magaalada Baydhabo

Beydhabo - Tiro Madaafiic ah oo siyaabo kala duwan ugu dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu soo...

Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed oo Guddoomiyaha Hay’adda SODMA kala hadlay Xaalada Bini’aadantinimo ee Baydhabo

Beydhabo - Kulan muhiim ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa isugu yimid Madaxweynaha Maamulka Koonfur...

Khasaaro ka dhashay duqeyn diyaaradeed ka dhacdey Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo xalay ka dhacdey gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfur Galbeed. Howlgalkan oo aan la ogayn...

Madaxwayne Laftagareen oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Ingiriiska ee Koonfur Galbeed

BAYDHABO -  Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Dowladda Ingiriiska uqaabilsan Koonfur Galbeed lieutenant Colonel...