Thursday, August 27, 2026

Koonfur Galbeed

Wafdiga uu horkacayo Wasiirka Cayaaraha Koonfur Galbeed oo gaarey Baraawe

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowalda Koonfur Galbeed, Salman Shuceeb Cali iyo wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Maanta howlo shaqo u soo gaaray...

Laftagareen oo kormeeray kantroolada laga ilaaliyo amniga Baydhabo

BAYDHABO - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeerey Bar kantroolada laga ilaaliyo Amniga Magaalada Baydhabo isagoona Ciidamada ku sugan furumaha kula...

Hal qof oo ku dhintay diyaarad ku burburtay garoonka Ceelbarde

BAYDHABO - Ugu yaraan hal qof ayaa lagu waramay inuu ku dhintay shil diyaaradeed oo Khamiista maanta ah ka dhacay magaalada Ceelbarde ee gobolka...

Aadan Madoobe oo gaarey Baydhabo xilli Laftagareen u dabaal-dagayo 5-sano guuro

BAYDHABO - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Ku...

Ciidamo dab qabadsiiyay beero ku yaalla magaaladda Baydhabo

BAYDHABO - Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dab la qabad-siiyay beeraha Boonkaay ee magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka Koonfur Galbeed. Illo...

Diyaarad nooca qumaatiga u kacda oo ku burburtey magaalada Marka

MUQDISHO - Diyaarad nooca qumaatiga u kacda ayaa  galabnimadii Arbacada maanta ah ay ku dhacday nawaaxiga magaaladda Marka, sidda ay sheegayaan warar laga helay illo...

Agaasimihii hore ee Villa Soomaaliya oo ka hadlay doodaha ku xeeran dhameystirka dastuurka

MUQDISHO - Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hanaanka dib-u-eegista dastuurka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, waxaana uu nasiib...

Laftagareen oo indhaha ka qarsanaya fatahaadyadda Koonfur Galbeed

MOGADISHU, Soomaaliya - Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaadey ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen, ayaa hal todobaad kadib waxa uusan hadlin fatahaadyadda kusoo rogtay magaalooyin...