MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowalda Koonfur Galbeed, Salman Shuceeb Cali iyo wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Maanta howlo shaqo u soo gaaray Baraawe ee caasimada Dowlada Koonfur GalbeedÂ
Wafdiga waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Maamulka Degmada Baraawe oo uu ugu horeeyo Cumar Sheikh Cabdi Shifaani, Saraakiisha Ciidamada Amniga Iyo qeybaha kala duwan bulshada.
Soo dhween ka dib, Wasiir Salmaan ayaa wasiir ku xigeenka wasarada cadaaladda Koonfur Galbeed iyo Maamulka Degmada qeybaha kala duwan Bulshada Kaga Mahadceliyay Soo Dhaweenta Diiran ay u sameeyen .

