Home Federaalka Wafdiga uu horkacayo Wasiirka Cayaaraha Koonfur Galbeed oo gaarey Baraawe

Wafdiga uu horkacayo Wasiirka Cayaaraha Koonfur Galbeed oo gaarey Baraawe

0

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowalda Koonfur Galbeed, Salman Shuceeb Cali iyo wafdi Uu Hogaaminayo Ayaa Maanta howlo shaqo u soo gaaray Baraawe ee caasimada Dowlada Koonfur Galbeed 

Wafdiga waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Maamulka Degmada Baraawe oo uu ugu horeeyo Cumar Sheikh Cabdi Shifaani, Saraakiisha Ciidamada Amniga Iyo qeybaha kala duwan bulshada.

Soo dhween ka dib, Wasiir Salmaan ayaa wasiir ku xigeenka wasarada cadaaladda Koonfur Galbeed iyo Maamulka Degmada qeybaha kala duwan Bulshada Kaga Mahadceliyay Soo Dhaweenta Diiran ay u sameeyen .

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version