Tuesday, October 20, 2026

Wararka Gudaha

    Masuuliyiin Uu Horkacayo Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Oo Gaaray Baydhabo

    Baydhabo, Soomaaliya — Gudoomiyihii hore ee Baarlmaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Aadan Saransoor oo labudaba kamid ah mudanayaasha baarlamaanka 11 aad ayaa gaaray magaaladda Baydhabo ee xarunta dowlad...

    Xafiiska Hanti Dhowrka Guud Oo Ka Hadlay Arrimo La Xiriira Madaxbanaanida Hay’adda

    Muqdisho - Xafiiska Hantidhawrka Guud ee JFS waa hay’ad dastuur ah oo madax-bannaan, lehna madax-bannaani maamul iyo mid maaliyadeed, laguna dhisay Qodobka 177aad ee...

    Urur Siyaasadeedka Towfiiq Oo Aan Ka Soo Muuqan Doorashada Ku celiska Ah ee Galmudug

    Dhuusamareeb, Soomaaliya – Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa soo saaray liiska xisbiyada ku tartamaya doorashada ku celiska ah ee dowlad goboleedka Galmudug. Gudiga...

    Wariye Xasan Galaydh Oo Lagu Xiray Hargaysa

    Hargaysa – Wariye Xasan Saleebaan Haaruun (Xasan Galaydh) ayaa galabta lagu xiray magaaladda Gabilay ee gobolka Waqooyi Galbeed iyadoo kadib xarigiisa loo qaaday xarunta...

    Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Duqeyntii Guriga Taliye Shub ee Doolow

    Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyntii xalay diyaaradaha Drone ta u geysteen hoygii uu kaga sugnaa taliyihii hore ee ciidamada...

    Koonfurgalbeed Oo Hor Jooge U’Aqoonsatay Madaxweynihii Hore Ee Laftagareen

    Baydhabo, Soomaaliya – Shir aan caadi aheyn oo ay yeesheen Golaha Wasiiradda Koonfurgalbeed oo uu shir gudoominayay hogaamiyaha maamulka Koonfurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

    Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Sheegtay In La Fashilayay Weerarkii Ay Soo Qaadeen Kooxihii Soo Weeraray Magaaladda Baydhabo

    Baydhabo, Soomaaliya – Ciidamo daacad u’ah madaxweynihii hore ee Koonfurgalbeed ayaa aroornimadii hore ee saakay weerar ku soo qaaday magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka...

    Dowladda UK oo Furtay Deeqaha Waxbarasho ee Chevening ee Sanadka 2026

    MUQDISHO – Dowladda UK ayaa Isniintii furtay codsiyada deeqaha waxbarasho ee Chevening Scholarship, iyadoo ugu baaqday xirfadlayaasha Soomaaliyeed inay ka faa’iideystaan fursadda ay ku...

    Ururka Caafimaadka Aduunka Oo Taageero U Muujiyay Garsoore Cumar Cartan

    Geneva, Switzerland - Agaasimaha Guud ee Hay’ada Cafimadka Aduunka “WHO” Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa taageero u muujiyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan kadib markii laga...

    Cumar Cartan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho Kadib Xayiraadii Mareykanka

    Muqdisho, Soomaaliya - Garsooraha kubadda cagta Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho kadib markii laga hor istaagay inuu galo...