Wednesday, August 26, 2026

Koonfur Galbeed

Golaha Wasiirada Cusub ee Koonfurgalbeed Oo La Dhaariyay

Baydhabo, Soomaaliya – Golaha wasiirada ee maamulka Koonfurgalbeed ee uu dhawaan soo dhisay hogaamiyaha maamulka ayaa maanta lagu dhaariyay magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfurgalbeed, iyadoo uu ka qeybgalay Sheekh...

Jadwalka Doorashada Hoggaanka Koonfur Galbeed oo La Shaaciyay

Baydhaba:Somaliya:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray jadwalka rasmiga ah ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Hoggaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sida...

Maxaa Ka Taqaanaa Taariikh Nololeedkaa Aadan Madoobe

Sheekh Aadan Maxamed Nuur wuxuu ku dhashay magaalada Xudur ee gobolka Bakool bishii April sanadkii 1956, isagoo yar ayuu xifdiyey Qur’aanka Kariimka, sida uu...

Taariikh Nololeedka Shariif Sheekh Aadan

Shariif Xasan waxa uu sanadkii 1946-dii ku dhashay degmada Bardaaleee gobolka baay. Shariif Xassan Sheekh Aadan waxa uu siyaasadda kusoo biiray 2004-tii, gaar ahaan...

Madaxwyene Xasan Sheekh Oo Gudoomiyey Shirka Amniga Koonfur Galbeed

Baydhabo, Somalia - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka...

Wasiirka Gashaandhiga Iyo Taliyaha Ciidanka oo Kormeeray Tababarka Baydhabo

Baydhabo, Somalia – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tegay...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Lakulmay Saraakiisha Ciidamadda Isku Furay Wadada Muqdisho iyo Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya –  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Baydhabo saraakiisha...

Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo La Wareegay Magaalada Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Warar rasmi ah ayaa sheegaya in Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta magaalada Baydhabo, kaddib...

Koonfurgalbeed Oo Qabatay Doorasho Degdeg Ah, Xilli Dowladda Federaalka Ah Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Kawado Qeybo Kamid Ah Deegaanada Maamulkaas

Baydhabo, Soomaaliya - Maamulka Koonfurgalbeed ayaa maanta qabanaya doorasho degdeg ah xilli ay dowladda federaalka Soomaaliya ay si adag uga hortimid islmarkaana doonaysa inay...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Laga Celiyay Magaaladda Baydhabo

Baydhabo - Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa ku wajahan Baydhaba kadib kulan xasaasi ah oo asiga iyo madaxweyne xasan sheikh maxamud ku dhexmaray “villa soomaaliya”...

Madaxweyne Laftagareen Oo Kahadlay Khilaafka Kala Dhexeeya Dowladda Federaalka

Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Koonfurgalbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo shir jaraa’id kuqabtay gudaha magaaladda Baydhabo ayaa kahadlay khilaafka soo kala dhex galay maamulka...