Thursday, August 27, 2026

Koonfur Galbeed

Shirkii Nairobi oo madax xanuun siyaasadeed ku riday Laftagareen

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaanayo Cabdicasiis Laftgareeen ayaa wajahaya caadis siyaasadeed tan iyo markii uu soo baxay war-murtiyeedkii shirkii Nairobi ee...

Gudoomiye Ibraahim Macalin Nuur oo ka digay handadaad lagu hayo odayaasha dhaqanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed, Dr Ibraahim Macalin Nuur, ayaa sheegay in ciidamada taliska Laftagareen ay handadaad iyo isku-day xarig kula...

War-murtiyeed laga soo saarey shirka aayo-katashiga Koonfur Galbeed

NAIROBI, Kenya - War-murtiyeed ayaa laga soo saarey shirkii magaalada Nairobi uga socdey siyaasiyiinta ugu culus maamulka Koonfur Galbeed. Bayaanka oo ka kooban saddex bog...

Al-Shabaab oo qaraxyo iyo weerar toos ah ku ekeysay Awdheegle

MUQDISHO, Soomaaliya - Khasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ayaa laga cabsi qabaa ka gadaal markii Al-Shabaab ay weerar saddex jiho ah ku qaadey...

Dowladda iyo Al-Shabaab oo siyaabo kala duwan uga hadlay duqeyn dhacdey

MUQDISHO, Soomaaliya - Duqeyn dhanka cirka ah ayaa lagu garaacay tuulada Dumaaye oo hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo ay maamulaan Al-Shabaab, subaxnimadii...

Xuseen Sheekh oo sharaxaad ka bixiyey sababaha uu isku-casilay

MUQDISHO, Soomaaliya - Xuseen Sheekh Maxamuud, ayaa Axada maanta ah waxa uu si rasmi ah u xaqiijiyey in uu iska-casilay xilka Agaasimaha Madaxtooyadda Soomaaliya. Qoraal...

Beegsiga dadka kasoo jeeda gobolka Shabeellaha Hoose oo ku batay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya – Saddex mas’uul oo kasoo jeeda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho 28-kii maalmood ee...

Magaalooyinka u dhow Baydhabo ee diyaaradda loo raaco cabsi amni aawadeed

BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Marka laga yimaado xayiraadii bishii hore soo shaac-baxdey, Baydhabo waxaa saaran go’doon uu maamulka Laftagareen ka gaabiyey in uu wax...