Friday, August 28, 2026

PUNTLAND

Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Puntland oo amar culus dul dhigaty shirkadaha isgaarsiinta Puntland

Garoowe - Maamul Puntland ayaa ku amray shirkadaha isgaarsiinta ee ka jira deegaannada maamulkaasi, in aysan gudaha magaalooyinka iyo bannaankaba aysan ka dhisi karin...

Ethiopia denied receiving official news about the withdrawal of Somali troops

Addis Ababa - It was recently when the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia denied that it received an official message from the government...

Puntland oo beesha caalamka uga dacwootay siyaasadeynta gargaarka Soomaaliya

Garoowe - Warqad adag oo ku socota dhinacyo badan oo daneeyayaasha caalamiga ah, ayaa Madaxweynaha Dawladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa walaac xooggan ka...

Puntland oo beenisay warbxinta dowladda federaalka ee ku aadan howlgal ka dhacay Puntland.

Garowe  (Arlaadi Media ) –Wasaaradda Warfaafinta ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa beenisay hadal ka soo baxay dowladda Federaalka oo ahaa in ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda...

Shir saddex geesood oo Garowe uga furmay Shariif, Deni iyo Farmaajo

GAROWE - Shir u dhaxeeya madaxdii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hogaanka Puntland ayaa ka furmay magaalada Garowe. Kulankan saddex geesoodka ah...

Garowe oo martigelinaysa shir saddex geesood ka dhan ah Villa Soomaaliya

MUQDISHO - Caasimada maamulka Puntland ee Garowe ayaa maalmaha soo aadan waxa ay marti-gelin doontaa shir saddex geesood ah oo ay kawada qeybgalayaan Madaxweyneyaasha...

Madaxwayne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe

GAROWE - Madaxweynahii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayaan Xildhibaanno ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...

Deni oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland

GAROWE, Puntland - Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntland (Vetting Commitee). HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAGACAABIDA Madaxweynaha Dowladda...