Friday, October 23, 2026

Wararka Dibadda

Madaxweyne Ruto oo sheegay qorshe kale uu xal ku raadinaayo

Nairobi - Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Jimcihii soo jeediyay kharash dhimis iyo deyn dheeraad ah, si xukuumaddiisa ay u kabto dal-daloolka miisaaaniyeed ee...

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in dowladiisa ay diyaar utahay in ay dhex-dhexaadiso dagaalka Urkraine iyo Ruushka

Ankara  - Madaxweynaha dalka Turkiga Raceb Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in dowladiisa diyaar u tahay in ay dhax dhaxaadiso dowladaha Ruushka iyo Ukraine oo...

11 qof oo looga shakisan yahay IS oo lagu xiray Wadanka Turkiga

Ankara - 11-qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Daacish ayaa lagu xiray gobolka Izmir ee galbeedka dalka Turkiga, sida ay...

Macalin Dugsi oo gowracay gabadh yar oo ay ilmo adeer ahaayeen & wararkii ugu dambeeyay

Gaarisa  - Maxkamadda magaalada Gaaria ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya, ayaa xukun adag oo xabsi ah  ku riday, macalin dugsi Qur’aan ka ahaa...

Biden oo ka xumaaday xasaanadii lasiiyay Donald Trump & Wararkii ugu dambeeyay

New York - Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa xasaanad ballaaran siisay Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, waxa ayna xasaanadan uu helay ka...

Dowladda Jabuuti oo been abuur ku tilmaantay eedeyn uu ujeediyay madaxweyne Biixi

Jabuuti - Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay dowladda Jabuuti, in dalkeeda kusoo dhaweysay xubno katirsan jabhad kasoo horjeeda jiritaanka maamulka...

Turkiga oo martigelinaya wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya iyadoo uu muran ka taagan yahay is-afgarad ah

Ankara  - Turkiga waxa uu martigelin doonaa wada xaajoodyo xasaasi ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo ay soo baxayso xiisadda ka dhalatay...

Wasiir Fiqi iyo Xoghayaha Jaamacada Carabta Aboul Gheit oo kulan xasaasi ah ku yeeshay dalka Masar

Masar - Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga, Axmed Macallin Fiqi oo hadda ku sugan dalka Masar, ayaa la kulmay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda...