Home Federaalka Soomaaliya oo diiday qoddobo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika.

Soomaaliya oo diiday qoddobo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika.

0

MOGADISHU, Soomaaliya Xukumadda Soomaaliya ayaa diiday qaar kamid ah qoddobo ka hor imaanaya Diinta Islaamka oo ku jira Sharciga Axdiga Xuquuqda Carruurta oo dhawaan ay ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Horumarinta Qoyska iyo Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay diideen qodobo gaar ah oo ku jira Axdiga Xuquuqda Carruurta Afrika, ka dib markii dib-u-eegis qoto-dheer lagu sameeyay.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version