Arimaha Bulshada
Laba Duuliye Oo Ku Dhintay Shil Diyaarad Tababar Oo Ka Dhacay Pakistan
Mardan, Pakistan - Laba duuliye ayaa ku dhintay kadib markii diyaarad tababar oo ay lahayd Ciidanka Cirka Pakistan ay ku dhacday waqooyi-galbeed dalka Pakistan, sida lagu sheegay war rasmi...
Arimaha Bulshada
Ciidanka Suudaan Oo Sheegay Inuu Khasaare Culus Gaarsiiyay RSF
Khartum, Sudan - Ciidanka Suudaan ayaa sheegay inay dileen tobannaan dagaalyahan oo ka tirsan maleeshiyaadka RSF ayna burburiyeen 141 gaadiid militari intii u dhexeysay...
Arimaha Bulshada
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Maamusay Xiddigta Caalamiga Ah Ee Ramla Cali
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Ramla Cali oo Soomaaliya ku matasha ciyaaraha feerka caalamiga ah.
Xasan...
Arimaha Bulshada
Dowladda Soomaaliya oo SSC-Khaatumo kala wareegtay maxaabiis dagaal
MUQDISHO, Soomaaliya - Dowladda Soomaaliya ayaa Muqdisho kasoo dejisay 25 maxbuus uu maamulka SSC-Khaatumo ku wareejiyay Xukuumadda Federaalka kadib socdaalkii Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre...
Arimaha Bulshada
Murashax Madaxwayne Cabdi Faarax Shirdon oo kusoo laabtey Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya - Murashax Madaxwayne ahna Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdon Saacid ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho, isagoo halkaas...
Arimaha Bulshada
Puntland oo beenisay warbxinta dowladda federaalka ee ku aadan howlgal ka dhacay Puntland.
Garowe (Arlaadi Media ) –Wasaaradda Warfaafinta ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa beenisay hadal ka soo baxay dowladda Federaalka oo ahaa in ciidamada Soomaaliya iyo saaxiibadooda...
Arimaha Bulshada
Madrid iyo Milan oo guulo ka gaaray kulamadii Champions League
LONDON, UK - Kooxda heysata koobka loo tartamayo ee Champions League ee Real Madrid ayaa 2-0 ku sagootisay kooxda daalaa dhaceysa ee Chelsea, iyada...
Arimaha Bulshada
Macallin Klopp oo si weyn u ammaanay Arsenal iyo Arteta
LONDON, UK - Jurgen Klopp oo ka hadlaya kooxda ku soo wajahan ee Arsenal ayaa yiri: “Waa koox ka duwan sidii hore, Mikel waxa...
Arimaha Bulshada
Ciyaartooyda Muslimiinta ah ee PL oo loo oggolaaday wakhti ay ku afuraan
LONDON, UK - Guddiga garsoorayaasha ayaa madaxda horyaalka Premier League iyo xiriirka kubbadda cagta Ingriiska u gudbiyay in garsooreyaashu si ku meel gaar ah...
Arimaha Bulshada
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada baydhabo ee xarunta kmg, kgs.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ka qeyb-galaya Shirka Wadatashiga iyo Dib u Heshiisiinta Koonfur-Galbeed ayaa soo...
Arimaha Bulshada
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay muddo kooxda AS maamulayeen.
Ciidamada ayaa billaabay in...

