Thursday, August 27, 2026

Federaalka

Kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Galmudug:- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa...

Banaanbaxyo Lagaga Soo Hor Jeedo Aqoonsiga Isra’il Ee Maamulka Somaliland Oo kadhacay Gobolo Katirsan Soomaaliya.

Muqdisho, Soomaaliya-  Banaanbaxyo lagu diidanyahay aqoonsiga Isra’il ay ku aqoonsatay qayb kamid ah Soomaaliya ayaa dhaliyay caro ay muujiyeen shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan gobolada...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Shir Jaraa’id Qabtay ayaa Kahadlay Xadgudubka Isra’il Ee Aqoonsiga Somaliland

Muqdisho, Soomaaliya- Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay oo shir sharaa’id kuqabtay xarunta wasaarada ayaa kahadlay xadgudub ay Isra’il...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Baarlamaanka

Muqdisho, Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey...

Netanyahu Oo ku Dhawaaqay Inuu Aqoonsaday Somaliland

Telaviv Isra’il- Xafiiska ra’iisulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa qoraal uu soo saaray kusheegay in Isra’il ay dal u’aqoonsatay maamulka Somaliland. Muuqaal kooban oo laga siidaayay...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kahadlay Baaqii Mucaaradka Ee Wadahadalka

Muqdisho, Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kahadlayay isusoobax balaaran oo xisbiga Cadaalada iyo Wadajirka ee JSP kusoo gabagabeenayeen ololaha ay...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kaqaybgalay Sanad Guurada 82 ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho,Soomaaliya- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Addisababa Kulakulmay Abiy Ahmed

Addis Ababa, Ethiopia- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka...