GALMUDUG
Maxkamadda Gobolka Mudug oo maanta bilaabaysa dhageysiga Kiis Dil ah oo Ka dhacay Gaalkacyo.
Maanta, Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilaabaysa dhagaysiga kiiska dilkii naxdinta lahaa ee gabadh yar oo dhawaan lagu...
DIBADDA
Garsoore Cumar Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha Qaaradda Afrika.
Garsoore Cumar Cartan ayaa noqday Soomaaligii ugu horreeyay taariikhda ee ku guuleysta abaalmarinta Garsooraha Qaaradda Afrika 2025, iyada oo looga dhawaaqay xafladda CAF Awards...
DIBADDA
Bulshada Soomaaliyeed ee eed Dalka DRC Kongo oo Doortay Hoggaan Cusub
KINSHASA, DRC - Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Lubumbashi ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC) ayaa doortay hoggaan cusub, kaddib doorasho iyo wadatashi...
DIBADDA
Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo Congo oo la kulmay Agaasimaha Guud ee ANAPI.
Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo (DRC), Danjire Ilyaas Cali Xasan, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Marwo Rachel Pungu Luamba,...
Federaalka
Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Sharciga Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka
MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 12-aad, waxaana shir guddoominayay Gudoomiyaha...
DIBADDA
Madaxweynaha dalka Ukraine oo qaabilay Safiirka cusub ee Soomaaliya
Kyiv,Ukraine:- November 05, 2025 —Madaxweynaha dalka Ukraine, Mudane Volodymyr Zelenskyy, ayaa ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ukraine,...
Wararka Gudaha
Ra’iisul Wasaare Xamse furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka Soomaaliya 2025 (SIGF...

