Friday, August 28, 2026

Federaalka

Puntland, Jubaland iyo Mucaaradka oo isbaheysi ballaaran ku dhawaaqay

Nairobi:Kenya-Magaalada Nairobi ee Kenya ayaa maanta waxaa ka dhacay shir muhiim ah oo ay ka qayb galeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ee Soomaaliya, Mudane...

Danjire Ilyaas Cali Xasan oo Ku Guuleystay Sii Deynta Muwaadiniin Soomaaliyeed

DAR ES SALAAM, Tanzania - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Tanzania, Congo iyo Bulshadda Bariga Afrika, Ilyaas Cali Xasan, ayaa ku guuleystay in xorriyadooda ay...

Madaxweyne Xasan oo ka Qaybgalay Casho Sharaf uu Marti-geliyay Trump

NEW YORK, USA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay casho sharaf heer sare ah oo uu marti-geliyay Madaxweynaha...

Mucaaradka Soomaaliya Oo Dib-u-Dhigay Banaanbaxii ay Dowladda Diidey

MUQDISHO, Soomaaliya – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhawaaqay dib...

Soomaaliya oo DRC Kala Hadashay Sii Deynta Muwaadiniin Ku Xiran Lubumbashi

DAR ES SALAAM, Tanzania - Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalalka Tanzania iyo Congo DRC, Ilyaas Cali Xasan, ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu...

Soomaaliya oo Shaacisay Mowqifkeeda Tiknaloojiyadda Casriga Ah Ee AI

NEW YORK, USA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Newyork kula kulmay Dhaxal Sugaha Kuwait.

MUQDISHO, Soomaaliya –Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan kula qaatay Dhaxal-sugaha dalka aan walalaha nahay ee Kuwait, Sheekh...

Farmaajo: “Waxaan xuukuumadda uga digeynaa ku xadgudubka xaquuqda muwaaadinka”

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay dadka waayeelka...