Thursday, August 27, 2026

Federaalka

DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe ee Kusoo Wajahnaa Muqdisho.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo kasoo kala qaaday magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo, kuwaas oo ka kala...

Dowladda Soomaaliya Oo Kahadashay Wararka Kusaabsan diyaarada Israa’iil leedahay Ee Loo Diiday Hawadeeda

Muqdisho, Soomaaliya – Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah kasoo saartay warar dhawaanahan soo baxay oo kusaabsan shirkada diyaaradeed ee Arkia ee laga...

Soomaaliya Oo Kaqeyb Gashay Kulan Heerkiisu Sareeyo Oo U Dhexeeya Wasiirada Arrimaha Dibadda Carabta iyo India

New Delhi, India — Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa kaqeybgalay kulan heer sare ah oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Dowlad-deegaanka Soomaalida

Jigjiga - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Caasimadda Dowlad -deegaanka Soomalida ee Jigjiga, halkaas oo lagu wado inuu kaga qeyb galo xarig...

Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Ka Laabatay Waaran Ay Horay Uga Soo Saartay Madaxweynaha Jubaland

Muqdisho, Soomaaliya - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad ay uga laabanayso waaran soo qabasho ah oo horay uga soosaartay madaxweynaha maamulka Jubaland...

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ucodeeyay Xil Kaqaadista Taliyaha Ciidanka Xoogga

Muqdisho, Soomaaliya - Golaha Wasiirada dowlada federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn ayaa u codeeyay isbadal taliska ciidanka Xoogga dalka, iyagoo...

Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo buuq kusoo idlaaday.

Kulankii maanta uu Baarlamaanka labadiisa Aqal ka lahaa Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka oo ku billowday buuq ayaa kusoo dhammaaday isla buuqaas,...

Dowladda Soomaaliya Oo Kumashquulsan Waxkabadalka Dastuurka Xilli Uu Gabaabsi Yahay Muddo Xileedka Hay’addaha Dowladda

Muqdisho, Soomaaliya - Shir jaraa'id oo ay wadajir uqabteen gudiyada joogtada ah ee golaha shacabka ayaa sheegay inay qaadaceen fadhigii maanta ee gudiyada golaha...