Friday, August 28, 2026

Wararka Gudaha

    Ra’iisul Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed El-amine.

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Maxamed El-amine...

    Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo .

    Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo.? Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS  Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah oo...

    Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Baqdaad

    MOGADISHU - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka...

    Soomaaliya iyo Itoobiya oo ku heshiiyay soo celinta xiriirka diblumaasiyadeed

    ADDIS ABABA - Madaxwayne Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo saarey war-murtiyeed wadajir ah kadib markii ay ku...

    Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay isbedelka ka dhacay Suuriya

    MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadashay isbedelka dhanka hogaanka ee ka dhacay Suuriya kaddib markii la riday dowladdii madaxwayne...

    Shir ay qaban-qaabineyso Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya oo la qaadacay

    MUQDISHO - Ururka Cilmi-baarista Soomaaliyeed (SSIA) ayaa iska fogeeyay "𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟭𝟱𝗮𝗮𝗱 ee 𝗗𝗮𝗿𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱" ee lagu waddo inuu Muqdisho ka dhaco Diseembar 15-18, 2024. Kulankan lagu...

    Dowladda Soomaaliya oo loo ansixiyay mashruuc $100 Malyuun Doollar ah

    MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo wafdi ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 40aad ee Guddiga...

    Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo digniin culus hawada u mariyay Itoobiya

    MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si kulul wuxuu uga jawaabay hadal dhowaan kasoo yeeray Taliyaha Guud ee Ciidanka Itoobiya,...