Friday, August 28, 2026

Wararka Gudaha

    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabadda xil wareejinta taliyaha booliska

    MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybb galay munaasabad ay xilia kula kala wareejiyeen Taliyaha cusub ee...

    Shirka Golaha Wadatashiga oo lagu waddo inuu mar kale ka qabsoomo Muqdisho

    MUQDISHO - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu waddaa inuu magaalada Muqdisho ka qabsoomo 2-da October 2024, sidda ay ogaatay Arlaadi Media Network. Dhamaan madaxwayneyaasha dowlad...

    Masar oo cambaareysay qaraxa ka dhacay nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka

    MUQDISHO - Masar ayaa cambaareysay weerarkii Sabtidii shalay ahayd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac. “Masar waxay xaqiijineysaa...

    Turkiga oo sheegay inuu xal dheelatiran u raadinaya xiisada Soomaaliya iyo Itoobiya

    NEW YORK - Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, ayaa Aqalka Madaxtooyada Turkiga ku leeyahay Magaalada New York kula kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya...

    Kulamo muhiim u ah xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha oo Beijing ku soo dhamaaday

    MUQDISHO - Mas’uuliyiin iyo xubno sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo maalmahaan wadanka Shiinaha u joogay shirar iyo aqoon isweydaarsi la xiriira isbedelka...

    Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray Bangiga Dhiigga Qaranka

    MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray howlgelinta xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka , ayaa tilmaamay muhiimadda ay xaruntan...

    Ra’iisul Wasaare Xamse oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo

    BAYDHABO - Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud Air Port ee Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey Wafdi uu...

    Xubno ka socday Wasaarada Arrimaha Gudaha Federaalka oo su’aallo la waydiiyay

    MUQDISHO - Guddiga xaqiiqa raadinta, Dib U Heshiisinta Iyo Hanti Isu celinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay xubno...