Wednesday, August 26, 2026

Wararka Gudaha

    17 Dal Oo Cambaareeyay Go’aanka Israa’iil Ee Magacaabista Safiir Waqooyiga Soomaaliya

    Somalia - 17 Dal, oo ay ku jirto Soomaliya, Pakistan, Sacuudi Carabiya, Masar, Suudaan, Liibiya, Bangladesh, Aljeeriya, Falastiin, Turkiga, Indonesia, Qadar, Yaman, Moritaniya, Jordan,...

    Masuuliyiin Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Gaaray Baydhabo

    Baydhabo, Soomaaliya -  Masuuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa gaaray gaaray magaaladda Baydhabo ee...

    Dowladda Soomaaliya Oo Xilkii Kaqaaday Taliyaha Ciidanka Asluubta Midkalana Magacowday

    Muqdisho, Soomaaliya - Fadhigii Todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirada Soomaliya maanta yeesheen kaas oo uu shir gudoominayay ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilkii...

    Xoghayihii Xisbiga JSP Oo Iscasilay, Iyadoo Ay Sii Kordhayaan Xubnaha Kabaxaya Xisbigaas

    Muqdisho, Soomaaliya – Xoghayihii xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka JSP xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa si rasmi ah isaga casilay xilkii uu kahayay xisbiga...

    Madaxweynaha Koonfurgalbeed Oo Iska Casilay Kuxigeenka Xisbiga JSP Ee Madaxweyne Xasan Sheekh

    Baydhabo, Soomaaliya -  Madaxweynaha Koonfurgalbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa iska casilay xilkii uukahayay xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka JSP. Iscasilaada Madaxweyne Laftagareen ayaa imaaneysa maalin kadib...

    Soomaaliya oo Dowladda Norway Waydiisay Kaalmo Dhanka Ka Hortagga Abaaraha

    MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay wafdi ay...

    Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Dhex-qaraxdey Maamulka BuurHakaba iyo Laftagareen

    MUQDISHO - Xiisad siyaasadeed oo laga cabsi qabo in ay isku rogto dagaal hubeysan ayaa ka qaraxdey Buurhakaba kaddib markii maamulka, saraakiisha ciidanka, odaayasha...

    Wadahadalo Xasaasi Ah Oo U Bilowday Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka

    MUQDISHO, Soomaaliya - Hogaanka Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo murashaxiinta mucaaradka ee madaxtinimada doorashadda 2026 ayaa maanta magaaladda Muqdisho waxa ay ku yeesheen...