Thursday, August 27, 2026

Wararka Gudaha

    Madaxweynaha Jubaland Oo Muqdisho Soogaaray, Iyo Wadahadalada udhexeeya Dowladda Soomaaliya Iyo Xubnaha Mucaaradka Oo Lafilayo Inay Bilowdaan

    Muqdisho, Soomaaliya - Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goordhow kasoo dagay gagida diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde, imaatinka Axmed Madoobe ee...

    Dagaal Kadhacay Magaalada Baydhabo Iyo Khasaaraha Oo Aan Si Rasmi Ah Loo Ogaan Karin

    Baydhabo, Soomaaliya - Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo marti galisay dagaal geystay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba, dagaalka ayaa bilowday galinkii dambe...

    Puntland iyo Jubbaland oo war culus kasoo saaray Ciidankii Maanta Laga Celiyay Muqdisho.

    Maamullada Puntland iyo Jubbaland oo warsaxaafadeedyo soo saaray ayaa si adag uga hadlay falkii maanta lagu celiyay ciidamadii ay usoo direen magaalada Muqdisho, kuwaas...

    DFS oo dib u celisay Ciidankii hubaysnaa ee Siciid Deni & Axmed Madoobe ee Kusoo Wajahnaa Muqdisho.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay celisay diyaarado siday ciidamo hubeysan oo kasoo kala qaaday magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo, kuwaas oo ka kala...

    Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Ka Laabatay Waaran Ay Horay Uga Soo Saartay Madaxweynaha Jubaland

    Muqdisho, Soomaaliya - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay warqad ay uga laabanayso waaran soo qabasho ah oo horay uga soosaartay madaxweynaha maamulka Jubaland...

    Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo buuq kusoo idlaaday.

    Kulankii maanta uu Baarlamaanka labadiisa Aqal ka lahaa Cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka oo ku billowday buuq ayaa kusoo dhammaaday isla buuqaas,...

    Xiisadda Siyaasadeed ee Dalka: Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka oo Wajahaya Go’aan Taariikhi ah.

    21-kii Diseembar 2025, magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay shir ay yeesheen xubno ka tirsan mucaaradka, oo kaashanaya maamullada Puntland iyo Jubbaland. Shirkaasi kaddib...

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo Kaqeybgalay Caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Waqooyi Bari

    Laascaanood, Soomaaliya — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir...