Wararka Gudaha
Koonfur Galbeed
DAD BEERALAY AH OO LAGU LAAYAY DULEEDKA DEGMADA WANLAWEYN.
Xildhibaan Qaasime Maxamed Abuukar oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay weerar habeenimadii xalay lagu qaaday dad beeraley ah...
SOMALILAND
Wafti uu hogaaminaayo Madaxweyne Cirro oo nabadayn ugu sugan Ceerigaabo.
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gelinkii dambe ee shalay gaarey Magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Ujeedada safarka Madaxweynaha...
Wararka Gudaha
Hadalheynta Xayiraada Socdaalka Oo Soo Noqotay Kahor Doorashada 2026
MUQDISHO, Soomaaliya - Hadalheynta xayiraada socdaalka ee siyaasadeysan ayaa u muuqata in mar kale dib ugu soo laabatay masraxa siyaasadeed ee Soomaaliya kahor doorashada...
Wararka Gudaha
Axmed Madoobe Oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Hay’adda Sirdoonka Jubaland
KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Dowladda Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Dhexe ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda...
Wararka Gudaha
Dowladda DRC Congo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoontey Danjire Ilyaas
Kinshasa, DRC - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC Ilyas Cali Xasan, nuqul ka waraaqaha aqoonsiga danjirnimo ee dalka DRC Congo waxaa...
Wararka Gudaha
Danjire Ilyaas Cali Xasan oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kinshasa
MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Tanzania iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta si...
Wararka Gudaha
Soomaaliya: 1,000 qof oo shaqa abuur ka helay Barnaamijka Baxnaano
MUQDISHO, Soomaaliya - Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo ay ku qalinjabinayeen ilaa 1,000 qof oo dhameystay tababarka Barnaamijka dhaqaalaha loo dhanyahay...
Federaalka
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Magacaabay Xilal Cusub.
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka Guud ee...

