JUBBALAND
Jubaland Oo Maamuustey Suxufiyiin Tabisay Shirkii Golaha Mustaqbalka Soomaaliya
Kismaayo, Soomaaliya- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska maamulka Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qado sharaf u sameeyay ku dhowaad 85 suxufi oo ka kala yimid Puntland, Nairobi iyo...
JUBBALAND
Madaxweyne Madoobe oo Kismayo Qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard H. Riley, iyo wafdi uu...
JUBBALAND
Jubbanland oo dacwo ka dhan ah DF Soomaaliya u gudbisay QM.
Gedo, Soomaaliya—Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo aaladda fogaan-aragga kulan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee...
Federaalka
Shirkii Xasan Sheekh Iyo Axmed Madoobe oo natiijo la’aan kusoo dhamaadey
KISMAAYO, Jubaland - Shir xalay fiidkii ka bilowday guriga Martida ee Kismaayo oo u dhaxeeyay labada Madaxweyne ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Madoobe...
Federaalka
Axmed Madoobe oo ku laabtey Kismaayo kahor socdaalka Xasan Sheekh
KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay...
Federaalka
Puntland, Jubaland iyo Mucaaradka oo isbaheysi ballaaran ku dhawaaqay
Nairobi:Kenya-Magaalada Nairobi ee Kenya ayaa maanta waxaa ka dhacay shir muhiim ah oo ay ka qayb galeen Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ee Soomaaliya, Mudane...
JUBBALAND
Xiisada Colaadeed ee Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo Kasoo Cusboonaatay Gobolka Gedo
KISMAAYO, Soomaaliya — Dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo askar daacad u ah dowlad goboleedka Jubaland ayaa lagu waramay inuu ka...
DHAQANKA
Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa .Â
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada...
DHAQANKA
Afgoye: La kulan haldoorka dhiirageliyay laqabsiga isbedelka cimilada
MUQDISHO -Â Gobolka Shabellaha Hoose ayaa mar soo ahaa halbowlaha wax-soo-saarka dalka. Wuxuu ahaa dhul hodan ku ah dalagyada ay kamidka yihiin gallayda, masagada iyo...
DHAQANKA
Dhallinyaro Soomaali tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan
KHARTUUM -Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...
DHAQANKA
Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland oo is-dhaafsaday warar siyaasadeed iska-hor-imaanaya
MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar doonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsanaa Jubaland ay ku biireen askarta ay geysay magaalada Raaskambooni...

