Thursday, August 27, 2026

JUBBALAND

Soomaaliya oo sheegtay inuusan isbedelin mowqifkeeda is-fahamkii Itoobiya

MUQDISHO - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa caddeeyay in uusan waxba iska badalin mowqifka dowladda federaalka de is-fahamkii Itoobiya ay la...

Al-Shabaab oo xubno sarre looga dilay duqeyn ka dhacdey Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Duqeyn ayaa xalay ka dhacdey degaanka Hawaay oo ku dhow degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Illo wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa u xaqiijiyay...

Danjiire Ilyaas Cali Xasan oo laga guddoomay nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo

MUQDISHO - Danjiire Ilyaas Cali Xasan safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, ayaa Nuqulka aqoonsiga Danjiire-nimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Turkiga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Cevdet...

Boliiska magaalada Kismaayo oo dib ubilaabay ladagaalanka Haweenka xirta Indhoshareerka

Kismaayo - Ciidamada booliska ee ka howlgala magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa bilaabay howlgallo ka dhan ah indhoshareerka ay dumarka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kismaayo u tagay dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada kadib guulo ay dhawaan ciidamadu ka soo hooyeen

Kismaayo - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo ay wehliyaan wafdi heer sare ah oo heer federaal ah ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee...

Maxadweynaha Jubbaland oo safar dhulka ah maanta ku tagey degmada Afmadow

Afmadow - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta socdaal dhulka ah ku tagay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose. Sidoo kale, bulshada qeybeheeda...

Axmed Madoobe oo ka digay in ay Alshabaab sameynaayaan weeraro aargudasho ah

Buulo Xaaji - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa sheegay in kooxda Alshabaab jab xooggan lagu gaarsiiyay weerarradii dhawaan ay kusoo...