Friday, August 28, 2026

JUBBALAND

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaarey degmada Doolow ee Gobolka Gedo

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee...

UN-ka oo digniin kasoo saarey muddo kororsiga Koonfur Galbeed iyo Jubaland

MUQDISHO, Soomaaliya - Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka digtey in muddo kororsi laga sameeyo Koonfur Galbeed iyo Jubaland...

Qarax iyo dil qorsheysan oo ka dhacay magaalada BeledXaawo

BELED-XAAWO, Jubaland - Kooxo hubeysan ayaa xalay waxa ay magaalada BeledXaawo ee gobolka Gedo ku dileen gudoomiye xaafadeed lagu magacaabi jiray Faarax Sigad. Marxuumka ayaa...

Axmed Madoobe oo kormeeray deegaanka Yoontooy

KISMAAYO, Jubaland - Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta Magaalada Kismaayo ee deegaanka yoontooy. In...

Jubaland oo ka hor-timid dhimista tiradda ciidamadda ATMIS

KISMAAYO, Jubaland - Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo ay ka howlgalaan ciidamada Kenya iyo Itoobiya ayaa VOA-da u sheegay in ay ku adkaan doonto...

Axmed Madoobe iyo taliyaha sirdoonka Kenya oo ku kulmay Kismaayo

KISMAAYO, Jubaland - Waxaa maanta magaalada kismaayo ee xarunta KMG Jubaland tagay wafdi ka socda sirdoonka dalka Kenya iyagoo kulan gaar ahna la qaatay...

Shirweynaha isku-dubbaridka xasilinta qaranka oo ka furmay Kismaayo

KISMAAYO Jubaland - Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku daahfuray Shirweynaha isku-dubbaridka xasilinta qaranka oo ay...

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Abshirow oo ku dhawaaqay baaqashada kulanka golaha shacabka.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...