Federaalka
Aadan Madoobe oo lagu eedeeyay in uu ka caga-jiidayo fulinta heshiiskii Baydhabo
MUQDISHO, Soomaaliya - Buuq badan ayaa ka dhashay hadal dhowaan jeediyay Xildhibaan Cumar Bashal oo ka tirsan golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliya.
Mudanaha oo ka hadlay...
Federaalka
Madaxwayne Xasan Sheekh oo la kulmay hogaanka isbadal doonka Koonfur Galbeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo...
Federaalka
Hogaanka Isbadal-doonka Koonfur Galbeed oo gaarey magaalada Dhuusamareeb
MUQDISHO, Soomaaliya - Wafdi ka socda isbadal doonka Koonfur Galbeed ayna hogaaminayaan gudoomiyeyaashii hore ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa gaarey magaalada Dhuusomareeb ee caasimada...
Federaalka
Tababar loosoo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Ilaalinta Deegaanka Xamar
MUQDISHO, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale...
Federaalka
Laftagareen maka kala dooranaya jid iyo jiho diidnimo ama doorasho xor ah?
BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Madaxwaynaha waqtigu ka dhacay Laftagareen ayaa bilaabay rafashadii u dambeysay markii uu soo wajahay cadaadis culus.
Cadaadiska ayaa ka dhashay kulamada...
Federaalka
Horjooge Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacdey Bakool
BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Duqeyn diyaaradeed ayaa Jimcaha maanta ah waxa ay ka dhacdey degaanka Buur Coday ee gobolka Bakool.
Warar horudhac ah waxa ay...
Federaalka
Itoobiya oo sheegatay in ay dishay 462 xubno Al-Shabaab ah
ADDIS ABABA, Ethiopia - Ciidamada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in gudaha Soomaaliya ay dileen ku dhawaad ​​462 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab.
War-saxaafadeed kasoo...
Federaalka
Itoobiya oo beenisay warar ay faafisay kooxda Al-Shabaab
MUQDISHO, Soomaaliya - Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Mukhtaar Maxamed Waare, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Al-Shabaab ay 167 askari uga dishay...

