Home Arimaha Bulshada Madrid iyo Milan oo guulo ka gaaray kulamadii Champions League

Madrid iyo Milan oo guulo ka gaaray kulamadii Champions League

0

LONDON, UK – Kooxda heysata koobka loo tartamayo ee Champions League ee Real Madrid ayaa 2-0 ku sagootisay kooxda daalaa dhaceysa ee Chelsea, iyada oo Karim Benzema iyo Marco Asensio oo bedel ku soo galay ciyaarta ay kala dhaliyeen goolasha Madrid.

Kooxda AC Milan ayaa iyana u muuqata inay 16 sano kadib ka soo gudbi karta Semi-finalka koobkan, kadib markii ay guul 1-0 ah ku dhifatay kooxda Napoli.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version