Home Federaalka Shir u dhaxeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka oo ka bilowday Muqdisho

Shir u dhaxeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka oo ka bilowday Muqdisho

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo lagu gorfaynayo xaaladda dalka, amniga, ciribtirka Khawaarijta, dib u eegista dastuurka, dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version