Home Federaalka Chevening Awards (FCDO) oo ardayda Soomaaliyeed ugu yaboohdey deeq waxbarasho dhameystiran.

Chevening Awards (FCDO) oo ardayda Soomaaliyeed ugu yaboohdey deeq waxbarasho dhameystiran.

0

MUQDISHO – Ma doonaysaa in mustaqbalka aad hogaamiso Soomaaliya? Ma xiiseynaysaa deeq waxbarasho oo dhameystiran? Ma buuxin kartaa shuruudaha Chevening Scholarship?

Fadlan gudbi arjigaaga haddii aad kasoo bixi karto shuruudahan soo socda;

•⁠  ⁠• In aad haysato jaamacad la aqoonsan yahay ka haysato shahaado

•⁠  ⁠• In aad haysato waayo-aragnimo shaqo oo muddo labo sano ah

•⁠  ⁠• In aad codsi ardaynimo u gudbiso mid kamid ah jaamacadaha UK

•⁠  ⁠• In aad ku wanaagsan tahay ku hadalka iyo qoraalka luuqada English-ka

•⁠  ⁠• Soomaalida leh hamiga hogaaminta waxay leeyihiin mudnaan gaar ah

Hadaba haddii aad shuruudahan buuxin karto booqo Chevening.org/apply si aad u gudbiso arjigaaga kamid noqoshadda deeqda waxbarasho ee Ingiriiska.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version