Home DIBADDA Wasiirkii Maaliyadda Koofurta Sudan oo shaqada laga cayriyay

Wasiirkii Maaliyadda Koofurta Sudan oo shaqada laga cayriyay

0

Juba South Sudan:- Madaxweynaha dalka Koofurta Suudaan Salvakir Mayardit ayaa shaqada kacayriyay wasiirkii maaliyadda Athian Diing Athian oo xilkaas hayay muddo laba bilood ah isagoo umagacaabay Barnaba Bak Chol.

Ma jirto waxfaahfaahin ah oo laga bixiyay xilka qaadista wasiirka oo markii 8 aad labadalayo tan iyo sanadkii 2020 kii iyadoo wasiirka hada lamagacaabay kal hore sidaanoo kale loogu magacaabay xilkan isagoo hayay muddo lixbilood ah, ugu dambaynna lacayriyay march 2024 kii

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in Kiir uu si joogto ah isku shaandheyn ku sameeyo darajooyinka ciidanka Milatariga iyo qaybaha kale ee dowladda Koofurta Suudan si uu u sii hayo xukunka maadaama uu la tacaalayo isku dhacyo hubeysan

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version