Wararka Gudaha
Federaalka
Madaxweyne Xasan oo ka Qaybgalay Casho Sharaf uu Marti-geliyay Trump
NEW YORK, USA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay casho sharaf heer sare ah oo uu marti-geliyay Madaxweynaha...
Wararka Gudaha
Mucaaradka Soomaaliya Oo Dib-u-Dhigay Banaanbaxii ay Dowladda Diidey
MUQDISHO, Soomaaliya – Xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku dhawaaqay dib...
Wararka Gudaha
Soomaaliya oo DRC Kala Hadashay Sii Deynta Muwaadiniin Ku Xiran Lubumbashi
DAR ES SALAAM, Tanzania - Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Dalalka Tanzania iyo Congo DRC, Ilyaas Cali Xasan, ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu...
Wararka Gudaha
Soomaaliya oo Shaacisay Mowqifkeeda Tiknaloojiyadda Casriga Ah Ee AI
NEW YORK, USA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay...
Wararka Gudaha
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Newyork kula kulmay Dhaxal Sugaha Kuwait.
MUQDISHO, Soomaaliya –Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa magaalada New York kulan kula qaatay Dhaxal-sugaha dalka aan walalaha nahay ee Kuwait, Sheekh...
Wararka Gudaha
Farmaajo: “Waxaan xuukuumadda uga digeynaa ku xadgudubka xaquuqda muwaaadinka”
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay dadka waayeelka...
Federaalka
Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Siinaay
MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee ka taagan deegaanka Siinaay ee magaalada...
Koonfur Galbeed
Buur Hakaba: Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidanka iyo Al-Shabaab
BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Wararka ka imaanaya degmadda BuurHakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhexmaray ciidamadda dowladda Koonfur Galbeed iyo...

