DIBADDA
Zambia Oo U Dareertay Doorashada Madaxweynaha
Lusaka, Zambia - Dadka reer Zambia ayaa maanta u codeynaya doorashooyinka madaxweynaha, baarlamaanka iyo dowladaha hoose, iyadoo Madaxweyne Hakainde Hichilema uu doonayo inuu helo...
DIBADDA
Putin Oo Booqday Jasiirad Ay Isku Haystaan Ruushka Iyo Japan
Tokyo, Japan - Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqday jasiiradda Iturup, oo ka tirsan silsiladda Kuril Islands, taas oo Japan ay sheegato inay ka...
DIBADDA
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Oo Ku Wajahan Dalka Masar
Ankara, Turkey – Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa booqasho laba maalmood ah oo ka bilaabaneysa maalinka barrito ah lagu wadaa inuu...
DIBADDA
Maxkamad Suuriyaan ah oo Dil ku Xukuntay Bashar al-Assad
Dimashq, Syria - Maxkamad ku taalla Suuriya ayaa xukun dil ah ku ridday madaxweynihii hore Bashar al-Assad, kadib markii lagu helay dambiyo ay ka...
DIBADDA
Ilhan Cumar oo Ku Guuleysatay Doorashada Hordhaca Ah ee Dimuqraadiga
Washington, US - Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada hordhaca ah ee xisbiga Dimuqraadiga ee degmada 5-aad ee Congress-ka gobolka Minnesota ee dalka...
DIBADDA
Cumar Cartan oo Taariikh Cusub ka Sameynaya Garsoorka Kubadda Cagta Yurub
Salzburg, Austria – Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan ayaa caawa taariikh cusub ka sameynaya kubadda cagta Yurub, isagoo noqonaya qofkii ugu horreeyay ee aan Yurub...
DIBADDA
Erdogan Oo Booqasho Hal Maalin Ah Ugu Amba Baxay Sucuudiga
Jeddah, Saudi Arabia – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u amba baxay magaaladda Jeddah ee dalka Sucuudiga halkaas oo uu booqasho hal maalin...
DIBADDA
Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaal Cusub
Pyongyang, North Korea - Kuuriyada Waqooyi ayaa ridday gantaal loo maleynayo inuu yahay ballistic, kaas oo ku wajahnaa Badda Bariga, sida ay sheegeen Kuuriyada...

