Thursday, August 27, 2026

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay

Share

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay muddo kooxda AS maamulayeen.
Ciidamada ayaa billaabay in ay miinooyin& qaraxyo ka baaraan magaalada iyo waddooyinka, sida ilo ku sugan Xarardheere ay ku warramayaan.
Waa degmadii labaad ee saakay oo keliya ka baxday gacanta AS, waxaa subaxii hore ee maanta lagala wareegay Galcad.

Read more

Local News