DHAQANKA
Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa .Â
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada Davos ee dalka Switzerland.
Abaalmarintan ayaa...
DHAQANKA
Afgoye: La kulan haldoorka dhiirageliyay laqabsiga isbedelka cimilada
MUQDISHO -Â Gobolka Shabellaha Hoose ayaa mar soo ahaa halbowlaha wax-soo-saarka dalka. Wuxuu ahaa dhul hodan ku ah dalagyada ay kamidka yihiin gallayda, masagada iyo...
DHAQANKA
Dhallinyaro Soomaali tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan
KHARTUUM -Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...
DHAQANKA
Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland oo is-dhaafsaday warar siyaasadeed iska-hor-imaanaya
MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar doonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsanaa Jubaland ay ku biireen askarta ay geysay magaalada Raaskambooni...
DHAQANKA
Soomaaliya oo sheegtay inuusan isbedelin mowqifkeeda is-fahamkii Itoobiya
MUQDISHO - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa caddeeyay in uusan waxba iska badalin mowqifka dowladda federaalka de is-fahamkii Itoobiya ay la...
DHAQANKA
Al-Shabaab oo xubno sarre looga dilay duqeyn ka dhacdey Shabeellaha Hoose
MUQDISHO -Â Duqeyn ayaa xalay ka dhacdey degaanka Hawaay oo ku dhow degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Illo wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa u xaqiijiyay...
Federaalka
Danjiire Ilyaas Cali Xasan oo laga guddoomay nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo
MUQDISHO -Â Danjiire Ilyaas Cali Xasan safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, ayaa Nuqulka aqoonsiga Danjiire-nimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka...
DHAQANKA
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Turkiga
MUQDISHO -Â Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Cevdet...
BANAADIR
Xilibaan katirsan baarlamaanka kgs oo digniin adag udiray gudoomiyaha golaha shacabka ee BJFS.
Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...
BANAADIR
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u qaabilsan arrimaha nabadaynta geeska...
Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...
Arimaha Bulshada
Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Abshirow oo ku dhawaaqay baaqashada kulanka golaha shacabka.
Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...

