Home Arimaha Bulshada Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay

0
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor gudaha u galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay muddo kooxda AS maamulayeen.
Ciidamada ayaa billaabay in ay miinooyin& qaraxyo ka baaraan magaalada iyo waddooyinka, sida ilo ku sugan Xarardheere ay ku warramayaan.
Waa degmadii labaad ee saakay oo keliya ka baxday gacanta AS, waxaa subaxii hore ee maanta lagala wareegay Galcad.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version