Thursday, August 27, 2026

xisbiyada

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa . 

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada Davos ee dalka Switzerland. Abaalmarintan ayaa...

Afgoye: La kulan haldoorka dhiirageliyay laqabsiga isbedelka cimilada

MUQDISHO - Gobolka Shabellaha Hoose ayaa mar soo ahaa halbowlaha wax-soo-saarka dalka. Wuxuu ahaa dhul hodan ku ah dalagyada ay kamidka yihiin gallayda, masagada iyo...

Dhallinyaro Soomaali tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan

KHARTUUM -Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland oo is-dhaafsaday warar siyaasadeed iska-hor-imaanaya

MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar doonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsanaa Jubaland ay ku biireen askarta ay geysay magaalada Raaskambooni...

Soomaaliya oo sheegtay inuusan isbedelin mowqifkeeda is-fahamkii Itoobiya

MUQDISHO - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa caddeeyay in uusan waxba iska badalin mowqifka dowladda federaalka de is-fahamkii Itoobiya ay la...

Al-Shabaab oo xubno sarre looga dilay duqeyn ka dhacdey Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Duqeyn ayaa xalay ka dhacdey degaanka Hawaay oo ku dhow degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Illo wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa u xaqiijiyay...

Danjiire Ilyaas Cali Xasan oo laga guddoomay nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo

MUQDISHO - Danjiire Ilyaas Cali Xasan safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, ayaa Nuqulka aqoonsiga Danjiire-nimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Turkiga

MUQDISHO - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Cevdet...

Shirka dib u heshiisiinta kgs oo manta markiaa labaad baaqaday loona bedalay 17ka bishaan.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...

Kulankii baarlamaanka soomaaliya oo manta kooram la,aan u baaqaday.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...

Xilibaan maxamed abuukar oo si wayn u weeraray madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee kgs.

Stay focused and remember we design the best WordPress News and Magazine Themes. It’s the ones closest to you that want to see you...