DIBADDA
Howlgallo Amni Oo Lagu Dilay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
Muqdisho, Soomaaliya - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgallo amni oo laga fuliyay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu dilay 28 qof ka tirsan kooxda Argagixisada Al-Shabaab.
Hay’adda Sirdoonka...
HIRSHABELLE
Magaalada Baladweyn Oo Lagu Qabtay Aqoon-is-weydaarsi Muhiim ah
BELEDWAYNE, Soomaaliya - Waxaa magaalada Baladweyn lagu qabtay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo diiradda lagu saaray kormeerka bille iyo saddex-biloodle ee mashaariicda ka socda gobolka.
Aqoon-is-weydaarsigan...
DHAQANKA
Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa .Â
MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada...
DHAQANKA
Afgoye: La kulan haldoorka dhiirageliyay laqabsiga isbedelka cimilada
MUQDISHO -Â Gobolka Shabellaha Hoose ayaa mar soo ahaa halbowlaha wax-soo-saarka dalka. Wuxuu ahaa dhul hodan ku ah dalagyada ay kamidka yihiin gallayda, masagada iyo...
DHAQANKA
Dhallinyaro Soomaali tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan
KHARTUUM -Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...
DHAQANKA
Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland oo is-dhaafsaday warar siyaasadeed iska-hor-imaanaya
MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar doonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsanaa Jubaland ay ku biireen askarta ay geysay magaalada Raaskambooni...
DHAQANKA
Soomaaliya oo sheegtay inuusan isbedelin mowqifkeeda is-fahamkii Itoobiya
MUQDISHO - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa caddeeyay in uusan waxba iska badalin mowqifka dowladda federaalka de is-fahamkii Itoobiya ay la...
DHAQANKA
Al-Shabaab oo xubno sarre looga dilay duqeyn ka dhacdey Shabeellaha Hoose
MUQDISHO -Â Duqeyn ayaa xalay ka dhacdey degaanka Hawaay oo ku dhow degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Illo wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa u xaqiijiyay...
Federaalka
Danjiire Ilyaas Cali Xasan oo laga guddoomay nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo
MUQDISHO -Â Danjiire Ilyaas Cali Xasan safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, ayaa Nuqulka aqoonsiga Danjiire-nimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka...
DHAQANKA
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Turkiga
MUQDISHO -Â Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kulan kula qaatey Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Cevdet...
HIRSHABELLE
Dab xooggan oo ka kacay suuqa magaalada Jowhar kaas oo gubay goobo ganacsi oo farabadan
Jowhar - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw suuqa magaaladaasi uu ka kacay dab xooggan, kaas oo...

