BAYDHABO – Ugu yaraan hal qof ayaa lagu waramay inuu ku dhintay shil diyaaradeed oo Khamiista maanta ah ka dhacay magaalada Ceelbarde ee gobolka Bakool.
Diyaaradda ayaa lagu waramay in ay wadday gargaar bini’aadantinimo. Lama ogga sababta dhabta ah ee keentay shilka. Sidoo kale, maamulka wali ma uusan hadlin.
BREAKING: At least one person died following a passenger plane crashed-landed in El Barde town of Bakool region. The reason isn’t yet clear. Officials also not comment the accident. #Somalia #Mogadishu pic.twitter.com/JafqPwHVxD
— Arlaadi Media (@ArlaadiMnetwork) January 18, 2024
Shilkan ayaa waxa uu imaanayaa xilli garoomada diyaaradaha degaanada Koonfur Galbeed ay wajahayaan dayactir la’aan una baahan yihiin in degdeg loola tacaalo.
