Home Federaalka Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Agaasimaha CIA-da oo ku kulmay Muqdisho

Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Agaasimaha CIA-da oo ku kulmay Muqdisho

0

MUQDISHO – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Agaasimaha hay’adda CIA-da Mareykanka, William J. Burns, kaasoo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho.

“Waxay ka wadahadleen arrimaha gobolka ee danaha labada dal iyo kor u qaadista iskaashiga istiraatijiyadeed Soomaaliya iyo Mareykanka ee meelaha muhiimka ah, oo ay ku jiraan dagaalka ka dhanka ah argagixisada caalamiga ah iyo horumarinta xasiloonida gobolka,” ayay tiri Villa Soomaaliya.

William ayaa waxa uu socdaal ku marayaa gobolka Geeska Afrika isaga oo dhowaan Nairobi kula kulmay madaxwayne William Ruto kaasoo ay is-xog-wareysteen.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version