Koonfur Galbeed
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Gaaray Baydhabo
Baydhabo – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa gaaray magaaladda Baydhabo oo xarun u’ah maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxweyne Laftagareen ayey soo laabashadiisu imaaneysa...
Koonfur Galbeed
Koonfurgalbeed Oo Magacowday Afhayeen Cusub
Baydhabo – Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa magaacabay Afhayeenka cusub ee maamulkaas.
Kusimaha Madaxweynaha Dr Cali Saciid Fiqi ayaa Xasan Cabdi Maxamed Ugaas Xasan oo ah...
Koonfur Galbeed
Koofurgalbeed Oo Ka Baxday Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada
Baydhabo, Soomaaliya- Wasaaradda Dhallinyarada Ciyaaraha, iyo Xiriirka Kubadda Cagta ee Dowladda Koofur Galbeed, waxay si rasmi ah u caddaynayaan in Xulka Ciyaartooyda Dowladda Koonfur...
Gudaha
Kusimaha Madaxweynaha Koofurgalbeed Oo Kaqaybgalay Dhaarinta Garsoorka G. Shabeelaha Hoose
Baydhabo, Soomaaliya- Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Koofur Galbeed Cali Saciid Fiqi, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Dhaarinta Garsoorka Gobolka Shabeelaha Hoose, taas oo...
Koonfur Galbeed
DAD BEERALAY AH OO LAGU LAAYAY DULEEDKA DEGMADA WANLAWEYN.
Xildhibaan Qaasime Maxamed Abuukar oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay weerar habeenimadii xalay lagu qaaday dad beeraley ah...
Koonfur Galbeed
Buur Hakaba: Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidanka iyo Al-Shabaab
BAYDHABO, Koonfur Galbeed - Wararka ka imaanaya degmadda BuurHakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal uu halkaas ku dhexmaray ciidamadda dowladda Koonfur Galbeed iyo...
Koonfur Galbeed
Technical Glitch Forces UN Flight to Make Emergency Return to Mogadishu
MOGADISHU, Somalia – A United Nations (UN) flight carrying 17 staff members was forced to make an emergency landing in Mogadishu on Tuesday after...
Koonfur Galbeed
Al-Shabab’s Extortion Network Hit as Somali Forces Neutralize Key Operative
BAYDHABO, Somalia – In a significant counterterrorism operation, Somalia's South West State forces successfully “targeted and neutralized” Moalim Aadan Qaadiid, a senior Al-Shabab operative...

