Wednesday, August 26, 2026

Koonfur Galbeed

Ciidamada Dowladda federaalka iyo Koonfur Galbeed oo ku dagaalamay degaanka Jazeera

MUQDISHO, Soomaaliya - Ugu yaraan labo askari ayaa ku dhimatay tiro kalana way ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay guri ku yaalla degaanka Jasiira...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Guddoomay Abaalmarinta Hoggaamineed ee Africa . 

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, kadib munaasabad lagu qabtay magaalada...

Afgoye: La kulan haldoorka dhiirageliyay laqabsiga isbedelka cimilada

MUQDISHO - Gobolka Shabellaha Hoose ayaa mar soo ahaa halbowlaha wax-soo-saarka dalka. Wuxuu ahaa dhul hodan ku ah dalagyada ay kamidka yihiin gallayda, masagada iyo...

Dhallinyaro Soomaali tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan

KHARTUUM -Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...

Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Jubaland oo is-dhaafsaday warar siyaasadeed iska-hor-imaanaya

MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in afar doonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsanaa Jubaland ay ku biireen askarta ay geysay magaalada Raaskambooni...

Soomaaliya oo sheegtay inuusan isbedelin mowqifkeeda is-fahamkii Itoobiya

MUQDISHO - Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania, Ilyaas Cali Xasan, ayaa caddeeyay in uusan waxba iska badalin mowqifka dowladda federaalka de is-fahamkii Itoobiya ay la...

Al-Shabaab oo xubno sarre looga dilay duqeyn ka dhacdey Shabeellaha Hoose

MUQDISHO - Duqeyn ayaa xalay ka dhacdey degaanka Hawaay oo ku dhow degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Illo wareedyo dhanka ammaanka ah ayaa u xaqiijiyay...

Danjiire Ilyaas Cali Xasan oo laga guddoomay nuqul kamid ah aqoonsiga safiirnimo

MUQDISHO - Danjiire Ilyaas Cali Xasan safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania, ayaa Nuqulka aqoonsiga Danjiire-nimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaranka ee Wasaaradda Arrimaha dibadda dalka...