Home Federaalka Jabuuti oo dalbatay in ay xaliso khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Jabuuti oo dalbatay in ay xaliso khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

0

MUQDISHO – Wasiirka arrimaha dibada ee Jabuuti oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in uu dalkiisu siinayo Itoobiya, deked ay 100% maamulkeeda leedahay Itoobiya, xadka labada dal wadagaana u jirta wax kayar 100 KM taas oo uu sheegay in ay Jabuuti balan qaadayso.

Maxamed Cali Yuusuf, ayaa sheegay in ay tan u sameynayaan si loo soo afjaro khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya, wuxuuna sheegay in MW Geelle ka shaqeynayo xal kama dambeys ah oo ay gaaran Soomaaliya iyo Itoobiya, isagoo Xassan Sh iyo Abiy Axmed kula kulmi doona dalka Shiinaha si xiisada loo damiyo.

Dhawaaqa Jabuuti ee Yabooha dekeda ay siinayaan Itoobiya ayaa soo baxaya, xili xiisada diblumaasiyada ee Soomaaliya & Itoobiya sare u kacay, oo uu saameeyey daganaanshaha Geeska Afrik

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version