Home BANAADIR Taliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah.

Taliska CXD oo digniin kasoo saaray isticmaalka agabka u gaarka ah.

0

Muqdisho:Soomaaliya-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa digniin adag kasoo saaray Isticmaalka Calaamadaha, Gaadiidka iyo waxyaabaha u gaarka ah in la isticmaalo, arrintaan oo dhinaca amniga la xiriirta ayuu talisku sheegay in qofkii lagu arka la maxkamadaynayo.

Waxyaabaha uu taliska ciidanka Xoogga Dalka mamnuucay waxaa kamid ah, Dareeska, Darajooyinka, Calaamadaha, Astaamaha, Gaadiidkooda oo la dhigo Garaashyada ama faraha lala galo sida in la buufiyo ama midabka laga baddelo sida uu talisku sheegay.

Hoos Ka Akhriso.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Exit mobile version